Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shaaca ka qaaday in Dowladiisa ka go’an tahay Cirib tirka Al-Shabaab Iyadoo Baryahanba la Ciirciiraysa Khilaafka isaga iyo Raysalwasarihiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u direy dhammaan dadkii waxyeelada ka soo gaartey qaraxii maanta ka dhacay saldhiga Booliiska ee Beledweyne. Ciidamada Dowladda iyo maamulka Gobolka Hiiraan ayaa baaritaan wada oo ku aadan sida falka u dhacay iyo khasaaraha inta uu la egyahay iyo sidii dabagal loogu sameyn lahaa sababta…

Daawo Sawirada Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Saldhiga Booliiska Magaalada Baladweyn

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay sii kordheen qasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Saldhiga Booliiska Magaaladaasi. Gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay afaafka hore ee Saldhiga Booliiska iyadoona xiligaasi kadib rag hubeesan oo katirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen…

mo farah endorses female british somali hopefull

Amina Ali gains support of popular Somali-born British Olympic champion in fierce selection campaign taking place in Harrow East this month. A WOMAN hoping to become Britain’s first female MP of Somali heritage has received the backing of Team GB’s golden Olympic hero Mo Farah. Amina Ali, founder of the Labour Friends of Somali who…

nin soomaaliyeed oolagu xidhay dalka talyanaiga

Qaar ka midh dadkaas soo badbaaday ayaa aqoonsaday in uu yahay ninkii soo raray doonta degtay. Dadka halkaas ku dhintay waxay u badnaayeen Soomaali iyo Eritreyaan. Talyaaniga ayaa dadkii halkaas ku dhintay u sameeyay aas qaran. Tobonaan ruux ayaa sand walbo ku dhinto badda iyagoo doonayo inay gaaraan dalka Talyaaniga. wariye:Ahmed Mohamed Ahmed

Hanbalayo dhalasho

  xalay oo ay taariiqda tahay 2/11/2013 waxaa gabar ugu dhalatay shabeelada hoose gaar ahaan Buulo Mareer Axmad xaaji cali iyo hani cabduqaadir macalin maasha alaah baanu leenahay dhamaantayo gaar ahaan waxa halkan ka hanbalyanaya cabdiqadir macalin maxamoud oo ah awoowaha gabadha yar  waxaana uu leeyahay awoowe soo bar baar tii diinteeda dalkeeda iyo dadkeeda wax ku tarto alaha…

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hambalyeeyey Ciida Carafo, kana hadlay howlaha Baarlamaanka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed SheekhCusmaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyey shacbiga Soomaaliyeed guud ahaanmeel walba oo ay caalamka ka joogaan Munaasabadda Ciida Carafo (CiidulAdxa). Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Mahad oo dhanAlle ayaa iska leh, Alle ayaa weyn, dhammaan Shacbiga Soomaaliyeed meelwalba oo ay aduunka kaga noolyihiin iyo Xildhibaannada Golaha Shacabkawaxaan ugu…

Taliyaha ciidamada militariga Kenya oo difaacay ciidankiisa kadib markii ay soo food saartay fadeexad xatooyo ah

Inkastoo muuqaalo laga helay kaamirooyinkii ku xirnaa xarunta Westgate ay muujiyeen ciidamada Militariga oo wata baco alaabo ay ku jirto ayaa Taliyaha ciidamada militariga dalka Kenya General Julius Karangi uu ku adkaystay in ciidamada militariga Kenya aysan waxba xadin markii uu socday weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate. Gen Karangi oo su’aalo ay waydiiyeen…

Wadahadalladii dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubba oo is-afagarad ku dhamaaday iyo Qodobo lagu heshiiyay

Isniin, October 21, 2013(HOL) :- Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gabagabeeyay wadahadallo qaatay mudo laba maalmood ah oo u dhexeeyay masuuliyiinta maamulka KMG ee Jubba iyo dowladda Soomaaliya, iyadoona sidoo kale ay wadahadalladani goobjoog ka ahaa xubno ka socday ururka Midowga Afrika. Kadib dood dheer iyo is fahanwaa ku aadan…

Koox hubeysan ayaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxay toogasho ku dhaawaceen weriye Maxamed Maxamud Timacadde oo ka tirsan shaqaalaha TV-ga Universal.

Koox hubeysan ayaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxay toogasho ku dhaawaceen weriye Maxamed Maxamud Timacadde oo ka tirsan shaqaalaha TV-ga Universal. Weriye Timacade ayaa la dhaawacay xilli uu watay baabuur, waxaana la sheegayaa in nimanka hubeysan ay ku dhufteen ilaa lix xabbadood kadibna ay baxsadeen. Weriyahan ayaa haatan lagu daweynayaa cisbitaalka Madina ee…