Barnaamijkeena Dhaqanka iyo Hiddaha OO voa Kusoo Qadatay naanaysaha iyo magacyada ay Soomaalidu ula baxday Waraabaha

Barnaamijkeena Dhaqanka iyo Hiddaha waxaad u maqli doontaan naanaysaha iyo magacyada ay Soomaalidu ula baxday Waraabaha, iyo sidoo kale meertada nololeed ee ka dhexaysa Soomaalida reer guuraaga ah iyo dhurwaaga. Barnaamijka waxaa isku soo duwo soona jeediyo Axmed Faarax Cali “Idaajaa” halkan hoose ka dhageyso. http://www.voasomali.com/audio/audio/294511.html H.Sugulle

Maansooyin badan oo ay is waydarsadeen abwaanada Abwaan Hurre Axmed Maxamed iyo abwaan farxaan cumar selwe oo aad u xiiso badan .

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaya maansoyin cusub oo ay leeyihiin abwaan Hurre iyo abwaan salwe maansoyinkan oo aay arimo badan kaga hadlayaan aniga oo aan faahfaahinayn arimaha aay kaga hadlayaan oo aad ka fahmi doontaan midhaha iyo dhexdeeda ayaa waxaa jawaab ka bixi yay abwaan farxaan cumar selwe jawaabti abwaankuna hoos bay ku qorantahay hadaba…