Tacsi—Beesha Maxamed Garaad (Bahsame) Meel kasta ay joogaan Waxay tacsi Udirayaan Marxuum Col.Muuse Haari oo Ku Geeriyooday Magaalada Kalabayd

waxay tacsi udirayaaan marxuuum  Col. Muuse Sahal X.Cali. oo  Muuse Haari  in badan bulshada Soomaalidu  u wada tiqiin, wuxuu ahaa oday nabadeed, sarkaal aqoon askarnimo leh. nin jecel midnimada umadda somaliyeed ahaana sarkaal aan haba yarate ka qayb qaadan dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay dadkana badan ku waanin jiray dhanka nabada . waxaan Tacsi tiiraanyo…