Sida loogo Ciiday wadanka Norway gaar ahaan magaalada Bodo ee gobalka nordland.Sawiro+vedio.

waxaa saaka si guud looga ciidaya wadanka Norway ciida ciidul Udxada oo dhamaan gobalada wadanka musliminta ku noolay ay si guud  igu soo bexen bananada iyo musaajiadada goobaha ay dagan yihiin ku yaala.

waxaa si sidaa lamida looga ciiday magalada bodo ee caasimada goblaka Nordland ee wadankan norway iyada oo dhamaan dadka ku dhaqan gobalkan iyo nawaaxigiisa ay isugu yimaade masjida magalada Bodo halkaas oo ay salaadi ciida ku tukadeen saaka saacadu markay ku beegnayda 10.00 subaxnimo sacada wadankan Norway.

Dadka ayaa markay salaada tukadeen labo labo iyo koox kooxb isu salamayay isuguna hanbalyaynayay CIID MUBAARIK ,iyada oo dhamaan dadka aad indhohooda ka dheehanaysay sida ay ugu faraxsan yihiin maalintan wayn ee maalmaha kale uga tilmaaman lehna farxada aysan maalmaha kale lahayn oo ah maalin muslimiin meelay aduunka ka jooganba ka wada dhaxaysa dalkasta ha ka jimaade .

waxaa leeyahay dhamaan umada islaamka meelkastoy joogan ciid mubaarik gaar ahaan umada somaliyeed .

Halkan hoose ka daawo Vedio + Sawiro


2013-10-15 10.54.25 2013-10-15 10.09.512013-10-15 10.53.27 2013-10-15 10.35.592013-10-15 10.50.262013-10-15 10.48.322013-10-15 10.50.41  2013-10-15 10.49.232013-10-15 10.49.022013-10-15 10.28.35-22013-10-15 10.28.07-22013-10-15 10.27.51-1      2013-10-15 10.31.232013-10-15 10.48.40 2013-10-15 10.31.072013-10-15 10.30.43 2013-10-15 10.30.32 2013-10-15 10.30.072013-10-15 10.34.01

Q.W.Sugulle mohamoud Abdi

Bodo Nordland Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s