waraysi ad xaasaasi u ah oo lala yeeshay cabdi qaybdiid madaxwaynaha maamulka Galmudug State.

Tv ga Somali Channel ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badna taabanaya ka qaaday  Cabdi Cawaale Qaybdiid oo ah  Madaxweynaha maamulka  Galmudug. Madaxweyne Cabdiqaybdiid ayaa isagu dhiniciisa ka warbixiyay Arrimaha Galmudug iyo Xidhiidhka Dowlada Xassan Sh Maxamuud iyo dhinacyo badan oo quseeya xaaladihii siyaasadeed ee uu cabdiqaybdiid ku soo shaqeeyaya Halkan ka daawo waraysiga oo dhan…

faysal cali waraabe oo ku dhaartay inuu xirsi somaliland madaxwayne ka yahay ee siilaanyo maqaarsar yahay.

faysal cali waraabe oo ah gudoomiya xisbiga mucaaradka ee ucud  ayaa bar yahanba waxa uu aad u dhaliilayay mamaulka soomaalinad iyo xukuumada talisa oo uu ku tilmaamay mid aan talo dalka u hayn ee dalka boob ka wada  qaab beeledna ay ku shaqaynaysa  dalkana uu musuqmaasuq hadheeyay . Halkan ka Daawo. [youtube=http://www.youtube.com/watch?v=bWrWZxmfcbY&w=420&h=315 q.w. faysal muuse…

KASHIFAAD Halkan Ka Daawo Video:-Xaglotoosiye Oo Buuhoodle Kala Furfuray Iyo Qayb Buuhoodle Kamida oo Laga Tageray S/land

Saleebaan Ciise Axmed Xagltoosiye ayaa Wada Qorshiihii ugu Danbeeyay ee Maamulka Siilaanyo uu ku Qabsan lahaa Magaalada Buuhoodle oo Dhibaato Xoogan Gaarsiiyey Maamulka Jabhada ah ee  Siilaanyo Hogaamiyo. Buuhoodle ayaa waxaa Soo Galay Xubno Saleebaan uu Kasoo Diray Magaalada Hargeisa Kuwaasi oo uu Ugu Horeeyay  C/risaaq “MACOW” oo xog Haye ugu Magaaban Saleebaan Xagltoosiye. Sidoo…

Filinka Captain Philips oo Oscar loo saadaalinayo.

Filimka laga sameeyay burcad badeeda Soomalida ee Captain Philips oo lasii daynayo isbuucaan ayaa la filayaa in uu ku guuleysto abaalmarinta aflaamta u sareysa ee Hollywood ee Oscar maadaama uu filinkani lasoo baxay dardar xooggan iyadoo uu hadana uu filinkan jilaa ka yahay Tom Hanks oo horey ugu guuleystay abaalmarintan Oscar. Sababaha kale ee loogu saadaalinayo…

Hanbalyo Tahniyad Dhalasho

waxaa halkan hanbalyo dhalsho ka diraya dadka kala ah Aabe jamac isse yusuf,.. awoowe ahmed suudi maxamed,. ahmed suudi maxamed,… abdi ciise maxamed jamac ciise maxamud,.. ciise yusuf said ,,..ahmed suudi abdirahman.., cali khaliif maxamud,… ahmed yusuf ..,,sahro bundubte adaan mahad,.. naimo mohamud ..,, hooyo muxuubo iyo caruurteda hooyo cibaado iyo ,, Xurmadle garaad cali,.. buraale xasan Xurmadle,.. Mohamed…