Hanbalayo dhalasho

xalay oo ay taariiqda tahay 2/11/2013 waxaa gabar ugu dhalatay shabeelada hoose gaar ahaan Buulo Mareer Axmad xaaji cali iyo hani cabduqaadir macalin maasha alaah baanu leenahay dhamaantayo gaar ahaan waxa halkan ka hanbalyanaya cabdiqadir macalin maxamoud oo ah awoowaha gabadha yar  waxaana uu leeyahay awoowe soo bar baar tii diinteeda dalkeeda iyo dadkeeda wax ku tarto alaha ka dhigo aaamiiin aaamiiin aaamiiin

aniga oo ah sugulle iyo asxaabtaydana waxaan mid ta alamida u darayna cabdi qaadir oo ah awooaha iyo dhamaan famliga gabadhan yari ku soo koradhay anuu leenahay ilaahay haydinka dhigo mid diinta dlka iyo dadkaba an facda.

aamiin aamiin aamiin

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s