Hanbalayo dhalasho

  xalay oo ay taariiqda tahay 2/11/2013 waxaa gabar ugu dhalatay shabeelada hoose gaar ahaan Buulo Mareer Axmad xaaji cali iyo hani cabduqaadir macalin maasha alaah baanu leenahay dhamaantayo gaar ahaan waxa halkan ka hanbalyanaya cabdiqadir macalin maxamoud oo ah awoowaha gabadha yar  waxaana uu leeyahay awoowe soo bar baar tii diinteeda dalkeeda iyo dadkeeda wax ku tarto alaha…

Hanbalyo Tahniyad Dhalasho

waxaa halkan hanbalyo dhalsho ka diraya dadka kala ah Aabe jamac isse yusuf,.. awoowe ahmed suudi maxamed,. ahmed suudi maxamed,… abdi ciise maxamed jamac ciise maxamud,.. ciise yusuf said ,,..ahmed suudi abdirahman.., cali khaliif maxamud,… ahmed yusuf ..,,sahro bundubte adaan mahad,.. naimo mohamud ..,, hooyo muxuubo iyo caruurteda hooyo cibaado iyo ,, Xurmadle garaad cali,.. buraale xasan Xurmadle,.. Mohamed…

Hoos u dhaca dhaqalaha Reer Galbeedka sameen intee leg ayuu ku yeelani karaa qaxootiga kunool Yurub?

Tan iyo markii ay midoobeen dalalka reer Yurub isla markaana la baxeen magaca EU, waxay xoogga saareen sidii ay u sameysan lahaayeen lacag ay ku mideysan yihiin iyo sharci ka wada dhaxeeya. Dalalka EU waxay sameysteen lacag loo bixiyay Euro, iyo sharci mideysan oo xaddidaya dadka socotada ah ee magangelyada raadinaya, kuwaasoo ka soo tallaabaya…

CiidMubaarik. Kulicaam wa antum bikhayr. Sanadka sanadkiisa bashbash iyo barwaaqo alle haynagu gaadhsiiyo.

Hadaanu nahay bahda warsugansomaliya.wordpress.com waxaanu idin leenahay ciid mubaarig dhamaan umada islaamka iyo somalida gaar ahaan ciidan ciideda ilaahay bashbash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo. Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu bishii barakaysnayd ee rabadan camaladeeni saalaxa ahaa inaga abaal mariyo inakana aqbalo soonki iyo acmaashiba ..aamin ..aaamin..aamin. Waxaan mar labad idin leenahay ciid buraarik anagoo isku…

Nin u dhashay wadanka Norway oo maanta ku soo islaamay musaajid somalidu ku leedahay magaladda Bodø ee gobalka northland.

Waxaa maanta Ashahaadada loogu qabtay musaajid kuyaala magaaladda bodø nin norwayjiyaan ah oo ku soo qancay inuu galo diinta islaamka oo uu u arkay inay tahay diin xaqa. Ninkan ayaa markii ashahaadad loo qabtay aad u farxay indhihiisa iyo wajigiisana aad ka dareemaysay farxada iyo wanaaga ku soo kordhah waxaa isla markiiba u hanbalyeeyay dadkii…

Maxaad kala socotaa sababta Rasmiga ah ay u dhamaan la’dahay QABYAALADDA Soomaalidda? (Warbixin Xiiso Badan)

Wax kasta oo dunidan yaallaa waxay maraan 3 MEERTO, Way dhashaan, way koraan, deetana way dhintaan marka laga reebo QABYAALADDA Soomaalida…! Waxaan marka dhowr mar is waydiiyay sababta keentay inay QABYAALADDU naga dhamaan waydo, naga dheeraan waydo ama naga dhiman waydo? Sidee u dhimanaysaa? Tiiyoo aan wada sheeganno inaan QADYAAN ka taagannahay, ama aanba ognahay…

Dhibaatada Ay Somalida Aan Xorta Ahayn Ku Hayso Somalia Maanta (Warbixin Xasaasi ah)

Waxaa Geeska Afrika badhtamihii Dagaalkii Labaad ee Dunida (1939-1945) ka soo shaac-baxday Aragtidii Somaliweyn. Halgamadii xornimadoonka ahaa ee dadyowgii Somalida ee ku noolaa Geeska Afrika oo ay kala hoggaaminayeen Ururkii SNL iyo SUP ee Somaliland, iyo Ururkii SYL ee Somalia waxay hilowga himaladoodu iyo riyaaqooda wadaninimo ku salaysnaa in la xoreeyo, mideeyo, hal calan iyo…

Dhacdo Naxdin Leh lamaane aad isku Jeclaa noloshooda oo mar qura dhintay iyaga oo isku dhagan

Lamaane u dhashay dalka Bangaladesh islamarkaana ka mid ahaa dadkii shaqaalaha ahaa ee uu dabaqu ku soo dumay bilo kahor ayaa waxaa la helay iyagoo isku dhagan oo isla dhintay. Dhacdadan oo ka yaabisay caalamka islamarkaana warbaahinta qabsatay ayaa waxaa warbaahinta u soo bandhigay sawirqaadaha lagu magacaabo Taslima Akhter, waxaana uu sheegay in hadafka uu…

QISO CAJIIB AH. TOWBADII WIILKII HOOYADIISA CAASIYAY KANA RAACAY XAASKISA JABKIISA UUN KULA JOOGTAY.

Wuxuu hadal ku bilaabay wiilkani: Allow ii dambi dhaaf dambiga aan hooyaday ka galay. Aabahay wuxuu dhintay aniga oo yar hooyaday baa isoo korisay oo la rafaaday koriimadeyda,aniga keligeeybeey caruur iga haysatay. Waxay i gelisay iskuul si aan cilmi u yeesho, kadib markaan weynaadayna waxay ii dirtay jaamacad wadamada galbeedka ah. Markaan sii baxayay beey…