Koox hubeysan ayaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxay toogasho ku dhaawaceen weriye Maxamed Maxamud Timacadde oo ka tirsan shaqaalaha TV-ga Universal.

Weriye Timacade ayaa la dhaawacay xilli uu watay baabuur, waxaana la sheegayaa in nimanka hubeysan ay ku dhufteen ilaa lix xabbadood kadibna ay baxsadeen.

Weriyahan ayaa haatan lagu daweynayaa cisbitaalka Madina ee magaalada Muqdisho.

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya (NUSOJ) ayaa canbaareeyay weerarka lagu dhaawacay weriye Timacadde.

Sidoo kale, waxaa si kulul u canbaareeyey weerarka weriye mahamed timacadde iyo dhamaan Dilaalka lagu hayo wariyasha somalied ee iyagu ah kuwo u adegaya bulshada oo ay kooxo wax magarato ah ay bartilmabsanayan .ayaa waxaa canbaranaya dhaman wariyasha somalied meel kasta oo ay jogan

Waxaana sido kale wareerkan lagu qaday wariye mahaemd timacade canmaareyaay madaxwaynaha dawlada  somalaia iyo dhamaan masulinta  Dawlada Somalia iyaago illahay oga baryaaya inu caafimad siiyo
       By Wariye faysal  Muuse Adam . counts Email Faysalhassan1@hotmail.com  Telphon namer 004571667576
Photo: Koox hubeysan ayaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxay toogasho ku dhaawaceen weriye Maxamed Maxamud Timacadde oo ka tirsan shaqaalaha TV-ga Universal.

Weriye Timacade ayaa la dhaawacay xilli uu watay baabuur, waxaana la sheegayaa in nimanka hubeysan ay ku dhufteen ilaa lix xabbadood kadibna ay baxsadeen.

Weriyahan ayaa haatan lagu daweynayaa cisbitaalka Madina ee magaalada Muqdisho. 

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya (NUSOJ) ayaa canbaareeyay weerarka lagu dhaawacay weriye Timacadde. 

Sidoo kale, waxaa   si kulul u canbaareeyey weerarka weriye mahamed timacadde iyo dhamaan  Dilaalka lagu hayo wariyasha somalied ee iyagu ah kuwo u adegaya bulshada oo ay kooxo wax  magarato ah ay bartilmabsanayan .ayaa waxaa canbaranaya dhaman wariyasha somalied meel kasta oo ay jogan
Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s