Nin u dhashay wadanka Norway oo maanta ku soo islaamay musaajid somalidu ku leedahay magaladda Bodø ee gobalka northland.

Waxaa maanta Ashahaadada loogu qabtay musaajid kuyaala magaaladda bodø nin norwayjiyaan ah oo ku soo qancay inuu galo diinta islaamka oo uu u arkay inay tahay diin xaqa. Ninkan ayaa markii ashahaadad loo qabtay aad u farxay indhihiisa iyo wajigiisana aad ka dareemaysay farxada iyo wanaaga ku soo kordhah waxaa isla markiiba u hanbalyeeyay dadkii…