Kooxda Juventus oo ku guuleeysatay Super-Koobaha dalka Talyaaniga, yaa laga qaaday ? (Daawo Muuqaal World Sport News) !!

Kulan aad u adag oo dhex maray kooxaha waa weeyn ee dalka Talyaaniga ee Juventus Vs SS Lazio ayaa waxa uu ka dhacay garoonka Stadio Olimpico oo ku yaala magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga. Kulankaan oo ahaa Fiinaalka Super Koobaha dalka Talyaaniga, maadaama ay horyaalka Talyaaniga heeysato kooxda Juventus halka kooxda Lazio ay horay…

Kulanka: Final-ka FA Cup-ka Ee Manchester City VS Wigan

Final-ka FA Cup-ka ayaa ka dhici doona Garoonka Wembley ee London kuyaalla waxaana ku ciyaari doona Manchester City VS Wigan Yaya Toure ayaa xaqiijiyay in uu diyaar u yahay kulanka adag ee kooxda Manchester City ay la ciyaareyso Final-ka Koobka FA Cup-ka ee Wigan. Xidigan Reer Ivorian ayaa seegay kulankii ay West Brom ay gusha…

Tartan Kubada Cagta ah oo Puntland, Galmudug, Ehlu-suna iyo Ximin & Xeeb uga furmay Gaalkacyo (Sawirro)

Gaalkacyo[warsugansomaliya.wordpress.com]Tartan kubadeeddkaan ayaa maantay si toos ah uga furmay waqooyiga magaaladda Gaalkacyo waxana loogu magac daray isdhex galka bulshada iyadoona ay isku arki doonan ama ay wada ciyaari doonan ciyaartoy ka kala socota maamulada Puntland,Galmudug,Ehlu-suna iyo Ximin & xeeb. Dah furka tartankaan ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka gobolka Mudug kan degmada Gaalkacyo iyo…