BARLAMAANKA JAMHUURIYADA SOOMAALIYA OO MOOSHIN KA KEENAY IN AAN LA SOO CELIN QAAR KA MID AH WASIIRADA XUKUMADII DR SAACID…BY JOURNALIST FAYSAL MUUSE ADAM..EMAIL.FAYSALHASSAN1@HOTMAIL.COM

Talaado, Janaayo 14, 2014 (HOL) — Kulan ay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu diiday mooshinkii wasiiradii xukuumadii Saacid laga keenay, kadib markii mooshin kaas kasoo horjeeda ay baarlamaanka horgeeyeen 12 xildhibaan. Fadhigii maanta oo ay goobjoog ka ahaayeen 218 mudane ayaa markii uu furmay waxaa xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ay dalbadeen in…

OGAYSIIS KU AADAN JAALIYADA KHATUMO STATE EE KU NOOL WADANKA UGANDHA

JAALIYADA KHAATUMO STATE EE KU NOOL WADANKA UGANDHA WAXAY OGAYSIINAYSAA IN AY KULAN BALAADHAN QABAN DOONAAN  OO LAGU DABAAL DAGAYO AAS AASKI LABAAD EE MAAMULKA KHATUMO STATE IYADOO DHAMAN  JAALIYADAHA SOOMAALIYEED IYO SAFAARADA SOOMAALIDA LAGU CASUUMAY IYO HAYADO CAALAMIYA ..URURADA BULSHADA URURADA SUXUFIYIINTA SOOMAALIYED…FANAANINTA SOOMAALIYED EE REER UGANDHA….BY REPORTER FAYSAL MUUSE ADAM XASAN FAYSAL QAYAAD

booliska magaalada new york oo shaaciyay in ay baxsadeen raggii ka danbeeyay qaraxii westgate ee nairobi kenya

Booliska magaalada New York ee ah xarunta gacancsiga ee waddanka Maraykanka ayaa shaaciyay inay u badantahay inay baxsadeen afartii nin ee qaaday weerarkii Westgate. Warbixinta cusub ee ay soo saareen booliska magaalada New York ayaa beeninaysa hadalo horay ay u jeediyeen saraakiisha dhanka ammaanka ee Kenya kuwaasoo sheegay in raggii weerarka qaaday lagu dilay iska…

Wafdi ka koobnaa Wasiirro iyo Xildhibaanno oo maanta booqday Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka

Jimco, November 22, 2013 (HOL) — Wafdi ballaaran oo isugu jiray wasiirro iyo qaar ka mid xildhibaannada baarlamaanka oo uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, C/kariin Xusseen Guuleed oo ay ka mid ahaayeen wasiirka kheyraadka dalka, C/risaaq Cumar Max’ed, taliyaha booliiska Soomaaliyeed iyo xubno kale ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shaaca ka qaaday in Dowladiisa ka go’an tahay Cirib tirka Al-Shabaab Iyadoo Baryahanba la Ciirciiraysa Khilaafka isaga iyo Raysalwasarihiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u direy dhammaan dadkii waxyeelada ka soo gaartey qaraxii maanta ka dhacay saldhiga Booliiska ee Beledweyne. Ciidamada Dowladda iyo maamulka Gobolka Hiiraan ayaa baaritaan wada oo ku aadan sida falka u dhacay iyo khasaaraha inta uu la egyahay iyo sidii dabagal loogu sameyn lahaa sababta…

Daawo Sawirada Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Saldhiga Booliiska Magaalada Baladweyn

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay sii kordheen qasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Saldhiga Booliiska Magaaladaasi. Gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay afaafka hore ee Saldhiga Booliiska iyadoona xiligaasi kadib rag hubeesan oo katirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen…

mo farah endorses female british somali hopefull

Amina Ali gains support of popular Somali-born British Olympic champion in fierce selection campaign taking place in Harrow East this month. A WOMAN hoping to become Britain’s first female MP of Somali heritage has received the backing of Team GB’s golden Olympic hero Mo Farah. Amina Ali, founder of the Labour Friends of Somali who…

nin soomaaliyeed oolagu xidhay dalka talyanaiga

Qaar ka midh dadkaas soo badbaaday ayaa aqoonsaday in uu yahay ninkii soo raray doonta degtay. Dadka halkaas ku dhintay waxay u badnaayeen Soomaali iyo Eritreyaan. Talyaaniga ayaa dadkii halkaas ku dhintay u sameeyay aas qaran. Tobonaan ruux ayaa sand walbo ku dhinto badda iyagoo doonayo inay gaaraan dalka Talyaaniga. wariye:Ahmed Mohamed Ahmed

Hanbalayo dhalasho

  xalay oo ay taariiqda tahay 2/11/2013 waxaa gabar ugu dhalatay shabeelada hoose gaar ahaan Buulo Mareer Axmad xaaji cali iyo hani cabduqaadir macalin maasha alaah baanu leenahay dhamaantayo gaar ahaan waxa halkan ka hanbalyanaya cabdiqadir macalin maxamoud oo ah awoowaha gabadha yar  waxaana uu leeyahay awoowe soo bar baar tii diinteeda dalkeeda iyo dadkeeda wax ku tarto alaha…