HEES CUSUB OO LA MAGACBAXDAY BAADI GOOB OO AY SOO QAADAY FANAANADA QAALI LADAN

Image

Riyadu xalay ila baxdoo Boramaan u dalxiis tagoo Bakiyo dila sii maroo Barwaaqaa gobolka tiil —- Bulshadu weey caweeynayeen Calankooda bilicda wacan Cadaan iyo Baluug buu ahaa Bil iyo Xidig baa ku tiil —- Miyaadan ballan aqoon Bilaahi miyaad ogeen Halkaad beeybi iiga taal Mise qalbi waa bugtaa — Bukaan baan ahay dartaa Bil dhamaatay kumaanan maqal Boqol kaar soo gatoo Telefoonku iima baxo —- Berbera ,Sool iyo Sanaag Hobyaan u baqoolayoo Naftaan ku bogsii is iri Beeraha mooskiyo cambaha ——- Yarkaan u basaasayoow Baadigoobkaan kuugu jiray Baafinteeydii kuguma helin Bidhaansina kuguma arag — Miyaadan ballan aqoon Bilaahi miyaad ogeen Halkaad beeybi iiga taal Mise qalbi waa bugtaa — Bukaan baan ahay dartaa Bil dhamaatay kumaanan maqal Boqol kaar soo gatoo Telefoonku iima baxo — Fanaan: Qaali Ladan Erayo iyo Laxan Dahir Abdulle Alasow Music: Cabdi Xakiin Farayare

warsugansomaliya@gmail.com

 

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s