Tacsi—Beesha Maxamed Garaad (Bahsame) Meel kasta ay joogaan Waxay tacsi Udirayaan Marxuum Col.Muuse Haari oo Ku Geeriyooday Magaalada Kalabayd

tacsi3

waxay tacsi udirayaaan marxuuum  Col. Muuse Sahal X.Cali. oo  Muuse Haari  in badan bulshada Soomaalidu  u wada tiqiin,

wuxuu ahaa oday nabadeed, sarkaal aqoon askarnimo leh. nin jecel midnimada umadda somaliyeed ahaana sarkaal aan haba yarate ka qayb qaadan dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay dadkana badan ku waanin jiray dhanka nabada .

waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa marxuumka  oo ku geeriyooday Degmada Kalabaydh ee G/Sool waxa lagu xasuusan doono eraydiisii xigmada badnaa, sooyaalkii uu yiqiin iyo dabcan inuu aqoon dheeraad ah u lahaa bulshada iyo demographics.

Waxaan leeyahay kulu nafsin daa’iqatul mawt waana wada dhimanaynaa geeridu waa xaqa qofkastana sugaysa.

ilaahay waxaan uga baryaynaa marxuumka naxariistiisa iyo inuu ka dhawro cadaabul qabri

waxaanu si gaara anagoo  ah bahda warbka https://warsugansomaliya.wordpress.com ilaahay u waydiinaynaa janatul fardowsa leenahayna ilaahow u naxariiso asxaabti ,qaraabadii , ehelkii iyo dhamaan umada somaliyeedna samir iyo imaan haka siiyo geerida ku timi marxuumka.

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s