salaada ciidul adxaa ayaa si balaadhan maanta looga tukaday wadanka denmark

SAAKA AROORTII HORE AYAA WAXAA LAGU SOO DAREERAY MASAAJIDA  KU YAALA WADANKA DENMARK IYADOO LAGU TUKANAYAY SALAADA CIIDUL ADXAA… WALOW AY MAANTA CIMILADA WADANKA DENMARK AY AAD U QABOBAYD TAAS OO SABABTAY IN LAGU TUKANWAAYO GAROONADA WAA WAYN EE KUBADA LAGU CIYAARO…. MARKAA AY DADKII KU QASABTAY IN AYKU TUKAADAAN SALAADA MASAAJIDA WAA WAYN EE KU YAAL HALKAA… WAXAA ISUGU SOO BAXAY BOQOLAAL MUSLIMIIN AH OO ISAGA KALA YIMI  MAGAALADA COPENHEGAN EE CAASIMADA WADANKA DENMARK… IYO MAGAALOOYINKA KU DHOW DHOW CAASIMADA COPENHEGAN EE WADANKAA… WAXAANA LAGU ARKAYAY BOQOLAAL SOOMALI AH OO SOO XAADIRAY TUKASHADA SALAADA CIIDUL ADXAA… WALOW AY KU BEEGNAY MAANTA MAALIN SHAQO CIIDUL ADXAA WADANKA DENMARK … AYAA HADAANA MUSLIMIIN AAN LA SOO KOOBI KARIN LAGU ARKAYAY SOONA BUUX DHAAFIYAY MASAAJIDA WADANKAA DENMARK..

BY WARIYE FAYSAL MUUSE ADAM … CONTACTS..004571667576… COPENHEGAN DENMARK

 

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s