Muhaajiriin u badan Soomaali oo gowr dhow lagu bad-baadiyay badda u dhexeysa Talyaaniga iyo Libya.

Warka naga soo gaaraya Dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in Ciiddamadda Illaalada ka haaya Badda u dhexeysa Talyaaniga iyo Libya, ay gacan weyn ka geysteen soo daad gureynta Muhaajiriin u badan Soomaali oo muddo kooban ku go doonsanaa Badda.Ciiddamadda ayaa waxa ay iminka si rasmi ah usoo bad-baadiyeen ku dhawaad laba Doomood oo ay saarnaayeen Muhaajiriin kuwaasi oo Saacado kala duwan kusoo safray Badda, waxaana iminka ay Ciiddamadu heleen Meyda Muhaajiriinta iyo Dhalinyaro tacbaan ahaa oo u dhexeeyay Nolol iyo geeri, sida ay wararku nagu soo gaareen.

Maraakiibaha oo ay la socdeen Ciiddamadda ayaa waxa ay iminka Dhalintaasi u ka-xeeyen dhanka Dalka Talyaaniga, waxa ayna sheegen inay marka hore siin-doonaan Raashiin iyo Dawooyin itaal galinaaya Jirka.

Ma aha markii ugu horeysay oo ay Muhaajiriin badan ku halig-meen Badda u dhexeysa Talyaaniga iyo Libya mana jirto cid ama dowlad gaar ah oo Mas’uuliyad iska saareysa wax ka bedelka Kasaarahaasi.

by.. faysal muuse adam

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s