KASHIFAAD Halkan Ka Daawo Video:-Xaglotoosiye Oo Buuhoodle Kala Furfuray Iyo Qayb Buuhoodle Kamida oo Laga Tageray S/land

Saleebaan Ciise Axmed Xagltoosiye ayaa Wada Qorshiihii ugu Danbeeyay ee Maamulka Siilaanyo uu ku Qabsan lahaa Magaalada Buuhoodle oo Dhibaato Xoogan Gaarsiiyey Maamulka Jabhada ah ee  Siilaanyo Hogaamiyo.

Buuhoodle ayaa waxaa Soo Galay Xubno Saleebaan uu Kasoo Diray Magaalada Hargeisa Kuwaasi oo uu Ugu Horeeyay  C/risaaq “MACOW” oo xog Haye ugu Magaaban Saleebaan Xagltoosiye.

Sidoo kale Waxaa dhowaan Soo gaadhay Magaalada Buhoodle Wiil uu Abti uyahay Saleebaan Xaglotoosiye Islamarkaana Hargeisa la Joogay, Laguna Magacaabo Najiib Cabdi wali,  Ahna ninka Buuhoodle ka Soo Dhex Duubay Muuqaalkan.

Sheikh Mukhtaar Axmed Faarax  oo Ah Maamulaha Dugsiha HOWD SECONDRY ayaa isagu ku Faruur Xidhan Maamulka Siilaanyo, Wuxuuna Fududeeyay Qorshahan Lagu Sheegay Deeqda wax Barasho.

Sidoo kale Waxaa Goobta ka Hadlay Xubno Sheegay Inay yihiin Waalidiin Arday u Heshay wax barasho, Laakiin Qaarkood Lacag Xoogan ka Qaatay Saleebaan Xagltoosiye.

isku Soo Wada Duuboo Saleeebaan Ayaa wada Inuu Dhowaan Qabsado Magaaalada Buuhodle, Kadib Markii Bulshada Dhex dhigo Fur Fur baahsan, Taasi oo Hadii ayna Reer Buuhodle Ka tashan Danbarkeeda ay Maali Doonaan.

Q.w.Sugulle mohamoud

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s