Filinka Captain Philips oo Oscar loo saadaalinayo.


Filimka laga sameeyay burcad badeeda Soomalida ee Captain Philips oo lasii daynayo isbuucaan ayaa la filayaa in uu ku guuleysto abaalmarinta aflaamta u sareysa ee Hollywood ee Oscar maadaama uu filinkani lasoo baxay dardar xooggan iyadoo uu hadana uu filinkan jilaa ka yahay Tom Hanks oo horey ugu guuleystay abaalmarintan Oscar.

Sababaha kale ee loogu saadaalinayo in filimkani uu Oscar qaata ayaa iyana ah qisada laga sameeyay filinkani oo ah mid xaqiiqo ah iyadoo laga qoray sheekada kabtankii ay isaga ay burcad badeeda Soomaalida ku afduubteen badweynta India iyadoo ay ciidamada Mareykanka soo furteen kabtankaasi waday marbkabkii Maersk Alabama iyadoo ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ahaa burcad badeeddii  afduubatay kabtankaasi oo uu haatan qisadiisa matalayo jilaaga Tom Hanks halka burcad badeeda ay Dhalinyaro jilayaal Soomaali ah oo uu hoggaaminayo Barkhad Abdi oo ah jilaa Soomaaliyeed oo deggan dalka Mareykanka.

Halkaan ka daawo goos gooska filinka Captain Philips

by faysal muuse adam

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s