Dood meelo kala gadisan lagag qaaday Prof Alabari iyo Prof Samater oo si kala gadisan wax u arka .

Prof Alabari oo isagu Xaqiiqo raadin iyo Cilmi baaris dheer u tagay Dalka Somalia waqooyiga iyo Koonfurta Somalia ayaa isagu waxaa uu si qoto dheer uga hadlay waxa uu soo arkay. Prof Alabari ayaa isagu waxaa uu si xoogan u radiyay Hadaladii Prof Samatar uu ka sheegay saxaafada.

Prof Samatar ayaa isagu waxaa uu layaab ku tilmaamay in aysan waligeed Gayiga Somalia aysan ka dhicin Hal Beel oo iyagu wada fadhiga, Madaxweyne,Golaha Barlamanka,Golaha Guurtida,Xeer Ilaaliyaha Guud,Taliyaha Policeka,Taliyaha Milatariga, hadana leh Qaran baanu nahay”. waxaa sidoo kale uu Prof ku daray in Madaxweyne K/xigeenku uu awood dhaamo Wasiirka.

Hadalka Prof Alabari ayaa ah mid runta taabtay waxana  Run isu sheegin Jabahda SNM oo ah Jabhada Beesha Isaaq oo iyadu ah mid gudcur gudaysa kuna danbayn doonta mid dhaxal xumaysata. sidoo kale Hadalada kasoo yeedhay Prof Samatar oo dadku had au yaqaanaan Prof Ismaqiiq ayaa isagu Bulshada Somaliyeed ay dhabarka u jeedisay halka Jabahda SNM ay dantooda ka gaadheen.

 

Halkan Hoose Ka Daawo

Q.W.Sugulle Mohamoud

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s