War Culus:-Kenya Oo Soo Bandhigtay Ragii Weerarary Xarunta Ganacsiga Iyo Qaabka Ay U Soo Galeen

Dowlada dalka Kenya Ayaa Markii ugu Horaysey waxay sheegtay qaabka Kooxdani ku galeen xarunta Ganacsiga calamiga Ee westgate oo ka Mida Goobaha Dalka Kenya ganacsiga ugu badani Uu kasoo galo iyadoona Xaqiijisay qaabka ragaasi Ku galeen xarunta.
Kenya Ayaa Sheegtay inay ragasai ku galeen xarunta qaab yaba Leh,Markii iyagoo Qayilaya xarunta So galeen kadibna Uusan jirin Shaki badan oo laga qabo inay kooxdanI yahiin argagixiso Weeraro damacsan.

Kenya Waxay sheegta inay kadib markii ragani Gudaha galayeen Ay U socdeen Qeyb ka Mida mall oo lagu qayilo kadibna sacado yar un goobta Rasas Iyo gantaalo qabsadeen wardiyashina Qar dileen Qarna Goobta Isaga Baxsadeen.

Dhanka kale waxay Sheegeen sarakiisha Amaanka Kenya Inuusan jirin haba Yaratee qaab looga Shaki karayo inay kooxdani yahiin Al-shabaab iyadoona Dumarka Sarna baaburka xata madax Qawana Xiliga Goobta Soo galayeen..

Ilaa hada Kenya waxay Sheegtay Inay la Tacalayso bad badinta Cafimadka Dadka wax kunoqday iyadoona Dhanka kale ugu yaraanm 20 gacanta Ku dhigtay Oo Intooda badan laga Soo qabtay Airportka Juma Kenyata ee magaalada nairo
boko_haram_members_5
boko_haram
Boko-Haram-militants1893893-nigeria-unrest-bokoharam

Warsugansomaliya News Disk… by faysal muuse adam

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s