Deg Deg:- Al Shabaab Oo Soo Bandhigtay Magacyada Dhalinyaro Somaliyeed Ee Fuliyay Weerarka Westgate Mall Nairobi Kenya ( Akhriso Magacyada + Toos U Daawo)

Deg Deg:- Al Shabaab Oo Soo Bandhigtay Magacyada Dhalinyaro Somaliyeed Ee Fuliyay Weerarka Westgate Mall Nairobi Kenya ( Akhriso Magacyada + Toos U Daawo)

 Kooxda Al-shabaab oo Maalintii Shalay qiratay in ay ka danbaysay Weerarka lagu qaaday Mall ka Westgate ayaa maanta soo bandhigtay Magacyada Dhalinyarada Weerarka fuliyay oo u badna kuwo ka yimi Dalka Dibadiisa Khasatan Dalka Maraykanka. Dhalinyaradan oo Da’doou u dhaxayso 20-27 sano ayay Al- shababa sheegaty in ay kusoo tababareen Dalka Somalia.

Kooxda Al-shabaab oo Barta Twitterka oo ay furteen maanta ayay kusoo bandhigeen ka hor intii uusan Twitter uusan ka xidhin Account ka kooxda Alshabaab ay ka furteen Bogiisa Internetka ee Twitter.

 

Sayid N. from Kismayu, Somalia.

Zaki Jama C., from Hargeisa, Somalia

Said D., from Damascus, Syria

Qasim Said M., Garissa, Kenya

Ismail G., from Helsinki, Finland

Ahmed Nasir S., from London, UK

Mustafa N., from Kansas City, US

Abdishakur Sheikh H., from Maine, US

Abdifatah Osman K., from Minneapolis, US

Ahmad Mohamed I., from Saint Paul, US

Abdikarem Ali M., from Illinois, US

Shafie D., from Tucson, US

dadkan ayaan dhamaantood ka yimi wadamada reer galbeedka iyo wadmo badan oo somali aan ahayn .

 

Warsugansomaliya news desk

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s