Dawlado Islaama Oo Cambaareeyay Dhaqankii Foosha Xumaa Ee Madaxweynaha Somalia Shirkiii Brussules Ka Dhacay,

 

imag
Dawlado Islaama ayaa cambeereeyay dhaqan xumida uu todobaadkan soo bandhigay Madaxweynaha Federaalka ee Soomaaliya Xasan .

Jariirada Al-Ahram ee ka soo baxda dalka Iiraan ayaa shalay qortay in Dowlada Iiraan ay aad ugu xumaatay hab dhaqankii foosha xumaa ee uu shirka Brussels ku soo bandhigay Xasan sh maxamuud kadib markii uu kala garan waayo dumarkii iyo Ragii shirka ku sugnaa.
Wasiir ku-xigeenka Cadaalada iyo Arimaha Islaamka ee Dalka Iiraan Kariim Akbar Marwaazi ayaa saxaafada u sheegay in waxyaabihii uu indhahiisa ku arkay ee ka dhacay shirka Brussels ay tahay wax aan indhaha lagu eegi karin , isagoo sidoo kale kula taliyay Madaxweynehe Federaalka ee Soomaaliya Xasan in uu Ilaahey u towbad keeno.
garguurte
Dhanka kale Golaha Shuurada ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa iyaguna dhankooda wax lagu xumaado ku tilmaamay dhaqankii foosha xumaa ee uu sameeyay Madaxweyne Xasan , shirkii Brussules ka dhacay,
8
Shaashadaha Caalamka ayaa soo bandhigayay Mudane sh oo xabadka xabadka u saarayo haweeney ka tirsan Ururka Midowga Yurub, sidoo kale sawir kale ayaa muujinayay isagoo dhexda ku dhegan Katrina Ashton oo ah Xoghayaha Arimaha Dibada ee Dalalka Yurub.
imag
Iyadoo dalka somaliya uu yahay dal islaam ah ayaa Xasan sh maxamuud uu noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee dhaqankaan foosha xun ee aan Asluubta laheen ee soo bandhigo.

warsugansomaliya News desk

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s