Daawo Sawiradii iyo Vedio gii Ugu Danbeeyey Ee Laga Soo Qaaday Suuqa Westgate Ee Alshabab Ku Dagaalamayso Iyo Xaalada Oo Wali Kacsan.

daawo si toosa xaalka  xarunta ganacsiga iyo tanguuda han dalka kenya.

Wararkii Ugu dambeeyay ee kasoo baxaya Xarunta Ganacsi oo kutaala Bartamaha Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in wali halkaasi uu kasocdo howl galo lagu bad baadinayo dad wali kujira gudaha Xaruntaasi ay weerar ku galeen kooxo Hubeesan oon wali tiradooda la heyn.
Feedbackweerar_14
weerar_15
Xarunta Ganacsi ee weerarka lagu qaaday Maanta ayaa lagu Magacaabaa Westlgate waxaana waIi kasocda Howlgalo ciidamada amaanka Kenya ku doonayaan in ay ku bad baadiyaan dadka wali ku harsan gudaha xaruntaasi iyo sidii loo soo afjari lahaa Kooxihii weerarka ku galay xarunta oo wali la rumeesan yahay in ay gudaha ugu jiraan.
weerar_17
Xaalada ayaa ah wali mid cakiran mararka qaar ayaa la maqlayaa rasaas ka dhaceysa gudaha Xarunta Ganacsi , Ciidamo badan ayaa isku gadaamay xaruntaasi qaarkoodna gudaha u galeen , waxaa sidoo kale la arkayaa diyaaradaha Qumaatiga u kaca oo xarunta Dul heehaabaya iyo sidoo kale dabaabaadka ciidanka Kenya ayaa iyana lasoo dhoobay hareeraha Xarunta Ganacsi.
weerar_21
ku dhawaad 40-Qof ayaa ku dhimatay Weerarka ka dhacay Gudaha Xarunta Ganacsi waxaana ku dhaawacmay tiro intaasi kabadan iyadoona wali howlgalka uu kasocdo gudaha Xaruntaasi lagana yaabo in ay sii kordhaan qasaaraha weerarkaasi ka dhashay.
weerar_18
Masuuliyiinta ugu sareeya amaanka Dalka Kenya ayaa wali hor tuban iridka xarunta uu Weerarku ka dhacay , Warbaahinta ayaana loo diiday in halkaasi ka tabiyaan warar toos ah oo ku aadan xaalada ka taagan goobta uu Weerarku ka dhacay.
weerar_26
weerar_25
weerar_23
weerar_22
weerar_19
weerar_9
weerar_6
weerar_5

Warar Goor  Dhaw  Naga Soo Gaaray  Weerarkii ka dhacay Xarun ganacsi oo ku taala Nairobi Xili Weerarkaasi uu Soconayo In Ka Badan  24  saac

Hoos  Ka  Daawo  Muuqaalkaasi.

.

Muqaal cusub

,

muuqaal cusub

.

muqaalo cusub.

wararkan ayaa ilaa hada dadkii goobta galay ay ku jiraan dadkana ay ku laynayaan walina xaga dawlada kenay o dawladaha garabka ku siinayay aysan wax natiija ah ka gaadhin in argixisada la soo qabto ama lagu laayo halkooda , isha ku hay wararka ka soo kordha.

Q.W.Sugulle mohamoud

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s