Madaxwayne Xassan maxaad khaatumo uga reebtay shirka newdeal mise madaxwayne uma tihid reer khatumo.

IMG_0038

Shirkii maanta ka socday dalka beljinka ee lagu magac daray Newdeal ayaa waxaa uu ku soo dahamady jawi aad u dagan oo aad loo wada amanay waxaana shirka gabgabadi su,aalo saxafad ku waydiisay madaxwaynaha.

hadaba su,aasha ugu adkayd ee xasan shiikh la waydiiyay ayaa waxay ahayd masaxwayne maxaad khatumo uga reebtay shirka mise madaxwayne uma tihid dadka degaankaas.

madaxwaynaha ayaa su,aasha aad ugu raftay kana cudurdaartay in caqabado jira awgood uu shirka khatumo ugu casumi waayay lakiin se ay shirarka danbe ka soo qayb galin doonana qofkasta oo somaliyana aana xaqiisa la qaadan karin ,

waxaa aad loola yaaba noqatay in madax wayna afkiisa ay ka soo baxday in uu yidhi shirkn cidii ay qusaysay uun ba aka soo qab gashay uuna aad hadalka ugu raftay arinkaa oo ku noqday kadis meel uu u qaado garan waayay.

madaxwaynaha ayaa hadalkiisa ka muuqatay in uu arinka khaatumo aad isaga indhatiro uu badana meel shishe iska tago arinka khaatumo iyo dadka reer ssc dagankooda.

halkan ka daawo su,aasha say u dhacday.

Q.w.Sugulle mohamoud

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s