Aqriso Magacyada iyo tirada lacag Maraykanku dul dhigeen Shan Nin oo katirsan Al-Qaacidada Soomaaliya

Dowlada Mareykanka ayaa soo bandhigtay magacyada Xubno ajaaniib ah oo katirsan Al-Shabaab kuwaa oo la rumeesan in xiligan ay ku dhuumaaleesanayaan Gudaha Soomaaliya.Xubnahan ajaaniibta ah ee katirsan Al-Shabaabka Soomaaliya ka dagaalama ayaa waxaa kujira Xumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Amriki kaa oo maanta dagaalyahano daacad u ah Amiirka Al-Shabaab nolosha dhaafiyeen.

Xubnahan Ajaaniibta ah ee katirsan Al-Shabaab ayaa gaaraya ilaa Shan Nin Waxaana wadarta shaqsiyaadkaasi lacagta la dul dhigay gaaraysaa $21milion oo dolarka maraykanka.

waa kuwan magacyada iyo lacata la dul dhigay.

Omar Shafik Hammami: $5 Million
Adam Yahiye Gadahn: $1Million
Jehad Serwan Mostafa: $5 Million
Adnan G. El Shukrijumah: $5 Million
Jaber A. Elbaneh: $5 Million

Dowlada Mareykanka ayaa lacago malaayiin Dollar ah waxa ay horey madaxdooda u saartay Hogaamiyaal sare oo katirsan Al-Shabaab kuwaa oo qaarkood Al-Shabaab dhaxdooda ay dileen sida kuxigeenkii amiirka Al-Shabaab Ibraahim Afgan.

warsugansomaliya news desk

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s