War Deg Deg Ah maleeshiyadda Al-Shabaab oo goob fagaare ah goordhaw ku toogatay labo Nin oo ay Eedeemo kala duwan ay usoo jeediyeen.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
Maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa goordhaw goob fagaaro ah oo kutaala Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan waxa ay ku toogteen labo nin oo ay ku eedeeyeen Falal la xariira Jawaasiisnimo iyo Burcad.Dilka ayaa ka dhacay Goob Fagaaro ah waxaana isugu soo baxay Boqolaal Dadweyne , waxaa sidoo kale goobta joogay hadalana ka jeediyay saraakiil katirsan maleeshiyada Al-Shabaab dhiiga shacabka xalaalaysatay.

Labada Nin ee la toogtay ayaa mid kamid ahaa maleeshiyada Al-Shabaab waxa ay ku eedeeyeen in uu ahaa jaajuus la shaqeenayay Dowlada Soomaaliya iyo ciidamada Shisheeye ee Dalka Soomaaliya kusugan.

Alqaacidada ayaa sidoo kale ninka kale waxa ay ku eedeeyeen in uu dad socoto ah jidka u galay uuna dhac u geestay sidaana uu ku muteestay in Dil lagu xukumo.

ma jiro cadeemo dheeraad ah oo ku aadan eedeemaha ragaan Alqaacidada Al-Shabaab Maanta ku toogteen Degmada Buulo Burte loo hayo marka laga reebo eedeemaha Alqaacidada Shabaab ragaan usoo jeediyeen uguna dambeyna u toogteen.

warsugansomaliya

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s