Hanbalyo Meher ,Mudane Ramadan Hussein muhumed iyo Marwo Xamda Xasan ,

kulmiye

Waxaan halkan HAMBALYO Aan la soo koobi karin u dirayaa.Anigoo ku hadlaaya Afka Reer GAAFANE GUULED iyo Ka Marwadayda SICIDA OMAR .. Walaalkayga qaaliya BOQOR: Ramadan Hussein Muhumed Iyo Walaashay aan aadka U jeclahay GAARI DUMAR: Xamda Xasan Oo Meherkoodu Ka dhacay Dalka TURKEY gaar ahaan Magaalada KONYA.. Waxaan Ugu ducaaynayaa Ducadii Rasuulka ( Baraka alllahlakuma waa barak calaykuma waa jamaa bayanakuma fil khayr ) …Illaahay ha idinka dhigoo kuwii isku waara …awlaad khyr qaba siiya..Safarka noloshu aad ayey u dheertahaye illaahay wax idin dhiba ama gurigiina cadaw ku ah idinma tuso…Aamiin..Aaamin aamiin.

warsugansomaliya News desk

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s