Warbaahinta Caalamka oo soo bandhigtay Meeydadka daadsan goobtii Qaraxyada & Shabaab oo shacabka..(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Telefishinada ugu caansan caalamka gaar ahaan kuwooda soo tabiya wararka deg dega ah ayaa waxa ay shaaciyeen ama sii daayeen Meeydad aad u fara badan oo daadsan goobtii Qaraxyada ismiidaaminta ka dhacday ee Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamar Weyne.

Halkaan ka Daawo Warbaahinta Caalamka oo soo bandhigtay xasuuqii ay Shabaab ka geesteen guriga Hooyooyinka

Warbaahinta Caalamka ayaa ku sheegtay in goobaha la qarxiyay ay ahaayeen Hotel iyo Maqaayad ay ku baa ba´een dad fara badan oo rayid ah kuwaas oo qaarkood ka shaqeenayay Hoteelka iyo Maqaayada halka dadka kale qaarkiis uu firirka qaraxa ugu tagay meel ka fog Maqaayada iyo Hoteelka.

Kooxda Al Shabaab oo Islaanimo sheeganeeysa ayaa inta badan marka ay qarxiyaan goobaha ay ku badan yihiin Shacabka waxa ay falkaas ka dib bixiyaan raali gelin ay ku sheegayaan inaan loo socon shacabka marasta ah balse loo baahan yahay in laga ag dheerado goobaha ciidamada dowlada.
Q.w.sugulle mohamoud
Bodø.Nordland.Bodø
Sugullexaajorag@gmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s