Safar gaaban oo BODØ MOTTAKSSENTER ay ku dalxiisisay dadka ku jira mottak yada ay xukumaan .Daawo Sawiro.

Safar gaaban oo dalxiis ahaa oo ajaanibta ku nool magalada BODØ waliba hoostimada kaamamka ay xukumaan BODØ MOTTAKSSENTER  ayaa waxaa looguqaaday jasiiradaha yar yar ee hoos yimaada magalo madaxdan Bodø .

Safarkan oo ahaa mid aad xiiso badan ugu samaynayay dhamaannka qabgalayashi ayaa waxay kala kulmeen jawi aad u dagan iyo kaluumaysi xiiso badan lahaa .

Halkan ka daawo sawiro kooban aan idinka soo diyaariyay safarka….

image
image
image
image
image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image
image
image

image
image
image
image

image

image
image
image
image
image
image
image
image
image
image
image
image

Q.W.Sugulle mohamoud
Bodø.Nordland.Norway
Sugullexaajorag@gmail.com

fariintaadda halkan ku dhaaf