Ciidamo ilaalo u ah Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo la qabtay iyagoo Miino Aasaya(Fadeexad Soo Waajahday..)

Ciidamada amaanka doowlada Federaalka ayaa maanta barqo cad qabtay Ciidamo ilaalo u ah masuuliyiin katirsan doowlada Soomaaliya oo Miino ku aasayay wadada laamiga ah ee u dhaxeysa Zobe iyo KM4.

Ragaan ayaa la sheegay inay Miinada lagu hago Mobelka dhigayeen wadada laamiga ah dhinaceeda, waxaana arkay qaar kamid ah Ciidamada amaanka oo goobta ka ag dhawaa.

Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa ka dhacay weeraro qaraxyo ah, waxaana dhacdadaan ay muujineysaa in amaan xumada kajirta Muqdisho ay qayb weyn ka yihiin Siyaasiyiin doonaya ineey dhiiga shacabka mansab ku raadsadaan, islamarkaasna ay muujiyan in amaanka Muqdisho uu yahay mid aad u xun

Laakiin Laamaha Nabad sugida Dowladda Soomaaliya ayaa hadda wada baaritaan arrintan ku saabsan iyadoo goordhaw la filayo in ,la soo bandhigo ragga ay ilaalo u ahaayan Ciidamadan la qabtay.

Q.w.sugulle mohamoud

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s