Shirkii geedi socodka siyaasada somaliya oo maanta si toosa uga furmay magaalada muqdisho.

Shirkii baryahanba loo balan sanaa ee loogu magacday shirka geedi socodka siyaaaada somaliya oo manta si toosa uga furmay magaalada muqdisho .

Kulankan ayaa waxa dirada lagu saaraya sidii dawlada loo sii horan marinlahaa loona qorshayn laha qaabka fadaralka wadanka ku dhaqmayo iyo amuuraha la xidhiidha asxaabta iyo dorashoyinka.

Halkan ka daawo khudbadihii madaxda dawlada ay soo jeediyen iyo masuliyin besha caalamka ah.

Khudbadii Madaxwaynaha dawlada fadaralka somaliya Mudane Xasan Shiikh Mohamoud ee shirka geedi socodka siyaasada somaliya

Khudbadii kusimaha Raysalwasaraha ahna Raysalwasarekuxigeen iyo wasiirka arimaha dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah fowsiya xaaji aada

QUDBADII WAKIILKA Q M  NICHOLAS KAY EE SHIRKII MUQDISHO EE SHIRKA GEEDI SOCODKA SIYAASADA SOMALIYA.

Q.w.sugulle mohamoud

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s