Warbixin Naxtin leh: Sadax Muwaadin oo Soomaali ah oo xalay lagu dhax gubay Dukaan ay dhax jiifeen Magaalada…

Xalay Saqdii Dhexe Sadax Muwaadin Oo Soomaali Ah Ayaa Lagu Dhaxgubay Dukaan Ay Dhaxiifeen Oo Ku Yaala Degaanka tempisa Ee Duleedka Magalada Johannesburg Ee Dalka K/Afrika.

Sida la xaqijiyay Kooxa Burcad K/Afrikan Ah Ayaa Isku Dayay Inay Dhacaan Oo Ay Jabiyaan Dukaanka Balse Dhalinyarada Dukaanka Joogtay Islamarkaane Jiiftay Ayaa Iska Cabin Sameeyay Si Ay Isaga Difacaan Burcada Balse Nasiib Daro Dab Ayey Qabadsiiyay Burcada Dukaanka Taasi Oo Ugu Danbeeyn Keentay In Ay Ku Dhax dhitaan Muwadinitiinta Soomaalida Ah Dukaanka.

Lakin War Kale Ayaa Sheegaya In Muwadiniinta Dukaanka Lagu Dhaxgubay Ee Dhintay Daaqada Dukaanka Waxyaaba Holac Dhalinaya Loga Dhaxtuuray Sidaasne Ay Ku Dhinteen.

Dad Weyne Aad U Farabadan Iyo Police Ayaa Buux Dhaafiyay Halka Ay Mashaqasha Ka Dhacday Waxana Wali Yaala Meydadka Wiilasha Oo Gubtay Jirkooda Oo Aan La GARANEYNIN Baritaan Ayaa Socda Sababta Ka Danbeeysa In La Gubo Muwadiniinta Soomaalida Ah.

Wixii Warar Ah Ee Kuso Kordha Kala Soco Qeybaha Danbe Ee Warkeena Insha Allah

Sugulle mohamoud

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s