War Deg deg: C/samad Cali Shire “Madax Khatumo Ayaan La wareegnay “BIDAARI SIBIQ AYAY KUGU GASHAA” Lama Arag !!!

Cabdi-Samad-Cali-Shire

Kulan albaabada loo xidhay oo goordhawayd Garoowe  ay  yeesheen xubno ka tirsan adeegayaasha Faroole oo uu u horeeyo Abdisamad Cali Shire ayaa looga hadlay sidii loo baajin lahaa shirka maamulka Khaatumo ee Taleex. Waxaana shirka ku xidhnaa sida uu goobjooge magaciisa qariyey noo xaqiijiyey waxaa la gudoonsaday in maalinimada beri ah uu Taleex tago C/Samad Cali SHire, Isagoona Sheegay Inuu Khaatumo kala Qaybiyey. Waxaa la Sheegay Inuu ku mar marsoonayo  inuu halkaas u tagayo wada hadalo laba jufo hoosaad ku leeyihiin, balse waxaa goobjuugu xaqiijiyey inuu jiro xidhiidh buuxa oo u dhexeeya Cabdi Samad Cali shire , Ahmed Karaash iyo Biindhe, Sida uu Xaqiijiyey Cabdi Samad Cali Shire. Wuxuu Sheegay In Xidhaadhkaasi k ka dhan yahay shirweynaha Khaatumo3 , isla markaana mansab loogu balan qaaday labada xubnood ee ka mid ah golaha madaxtooyada Khaatumo State. Labada Madaxwayne ee Cabdi Samad Sheegay Inay Xidhiidh La Leeyihiin Ayaa Dhankooda Wax Waraysi Ah Ka Gaabsaday   inay Inay  siiyaan dhamaan warbaahinta Khaatumo. Waxaa Cabdi Samad Laga Soo Xigtay Inay Yeesheen Taleefan  shireed  Ahmed Karaash iyo Abdisamad Cali shire ku gudoonsadeen sidii loo bur burin lahaa shirka, iyadoo markii danbena Biindhe ku raacay fekerkaas. Warbaahinta ayaa aad isugu taxalujisay inay xidhiidh la sameeyana labadan mas’uul ee la Sheegay Inay U Jandheedhsadeen Maamulka faroole si ay wax uga dhahaan wararkan, waxayna noqdeen kuwa Tatelefoonka qaban waaya iyo kuwa diida inay warayasi bixiyaan guud ahaanba (Sababtana Lama Oga)… Si kastaba ahaaatee  Xaaladan Ayaa Ah mid Ay waxa ka Jiri Karaan, Waxaana Dhamaan Bulshadu Ay Dhowraysaa Talaabada Xigta Amuurtaan ee Ay Qaadan Doonaan Reer Taleex & Maamulka Khaatumo  ”BIDAARI – SIBIQ AYAY KUGU GASHAA”. Q/W. Mohamud ismail hashi Norway oslo

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s