Gudoomiye Cirfo iyo Wafdi Dowlada katirsan oo maanta ka bad baaday Shil Diyaaradeed (Daawo Sawirada)

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Weheliye (Cirfo) iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta gaaray Gobolka Galgaduud iyadoona halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Diyaaradii maanta ka qaaday Wafdiga uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud ayaa ku sigtay in ay bur burto kadib markii duuliyihii diyaarada uu si qaldan diyaaradaasi uga dajiyay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Guriceel.

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhaawacantay diyaarada Wafdiga Dowlada ka dajisay Degmada Guriceel iyadoona madaxdii iyo dadkii kale ee Diyaarada saarnaa ee qal qal badan galeen markii duuliyihii diyaarada uu si qalad ah diyaarada u dajiyay.

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo Saraakiil katirsan Dowlada iyo madax kale ayaa hada kusugan Gobolka Galgaduud waxa ayna wada hadalo la yeelan doonaan Qeybaha kala duwan ee Buslshada iyo Maamulka Ahlu Sunna ee maamusha inta badan Gobolkaasi.

image

image

image

image

Q.w.Sugulle Mohamoud abdi
Bodø.Nordland.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s