DEG DEG:- Gudoomiyaha Galgaduud oo Shil Diyaaraded Galay, Sawiro+Waraysi

q4

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Galgaduud oo maanta ka bad baaday shil diyaaradeed.

Wafdiga Gudoomiyaha ayaa maanta gaaray Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, markii ay diyaarada kaoso dagatay garoonka Guriceel ayaa waxaa halkaas ka dhacay shil.

Shilkan ayaa waxaa si halis ah uga bad baaday Wafdiga Gudoomiyaha, iyadoo diyaaradii ay lasocdeen ay dhibaato soo gaartay.

Hal qof ayaa lasoo sheegayaa in dhaawac uu kasoo shilkan diyaaraddeed, kaas oo haatan lagu dabiibayo magaalada.

DEG DEG”HALKAN: DHAGAYSO QAABKA AY WAX UDHACEEN ”BBC,

wpid-cirfo_shil_5.jpegwpid-cirfo_shil_3.jpegwpid-cirfo_shil_4.jpeg

Maamulka Cusub ee dowlada umagacowday Galgaduud ayaana maanta si gaabis ah gobolkaas loogu soo dhaweeyay, iyadoo ay la socdeen xubno Ahlu Sunna Waljamaaca ah oo Muqdisho ka raacay.

Abaanduulaha ciidamada xooga dalka C/Risaaq Xasan oo isagana kusugan Haatan Guriceel ayaa sheegay in maanta shil uu ka dhacay wuxuuna ka Hadlay Waxa ka Dhashay.

Q/W. Mohamud ismail hashi

Oslo Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s