Raysalwasare Jens Stoltenberg oo maanta magaladda Bodo ee gobalka Nordland wadanka Norway ku yimi boqasho ololaha doorashada la xidhiidha.Vedio+Sawiro

image

Raysal wasaaraha wadankan Norway Jens Stoltenberg ayaa maanta waxa uu safar la xidhiidha ololaha dorashada wadankan Norway ku yimi magaaladda Bodo ee casimada gobolka Nordland halkaas oi si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magalada.

Masuulkan oo ah hogaanka xisbiga talada haya ee Arbeiderparties oo hadan markii sadexaad doonaya inuu kurisiga siyaasada wadanka u sareya uu mar sadexaad ku soo laabto dadka reer norwayna ka codsanaya inay markale u doortan hogaanka dalka si uu hanaankisa wanaagsan ee uu wadanka ku hagayo u sii siyaadiyo.

Jens Stoltenberg ayaa waxa uu caan ku yahay dad dhexgalka ama ka war haynta bulshada waxaa xusid mudan sanadkan gudihisa isaga oo tagsile iska dhigaya dadka magalada fakarkooda uruuriyay dadkuna aad ula dheceen sida dhiiranaanta iyo kolsoonida leh  ee dadka uu usoo dhexgalay lagu arkay gudaha magalaďa isago dhexmaraya cid la socotana aysan

Olalahan maanta ayaa waxa uu ahaa mid uu ku doonayo in markii sadrxaad lagu doo dorto xukunka dalka inuu sii hogaamiyo dadka reer bodø na uu kaga dalbanayay inay siyaan codka xisbigiisa Arbeiderparties oo mar uu xisbiga ka hadlayay uu ku tilmaamay kuwo marwalba dhanka wanaaga wax ka eega .

Khudbadiisa ayaa waxay u badnayd balan qaadyo iyo wax ay qabten intay talada hayeen hada doonayanninay halkabka sii wadan uuna u rajeeyay dadka reer norway inay mar sadexaad u ogolaadan inuu wadanka xukumo taladana sii hayo.

Khudbadiidi Raysalwasare Jens Stoltenberg halkan ka daawo

image
image
image
image
image
image
image
image
image
image

Q.w.Sugulle Mohamoud
Bodø.Nordland.Norway
Sugullexaajorag@gmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s