Xasan Daahir Aways oo markale diiday qodobo lagu sii daynalaha inuu sexeexo dalbadayna in loo keeno…… Daawo sida waax u dheceen.

Xasan Daahir Aways oo kamid ahaa kooxda allshabaab ee dhiga dadka somaliyeed banaystay ayaa in mudo ahba waxa uu gacanta ugu jiray dawladda somaliya oo ay ku soo wareejisay mamul goboleedka xibin iyo xeeb oo uu isu soo dhibay xasan markuu naftiisa uga baqay kooxda allshabaab ee uu ka tirsan.

Hadaba shiikhan xagjirka ah baa waxaa dadka qaar aminsan yihiin inuu yahay qunyar socod loona bahan yahay in la sii daayo si ay suuragal u noqto in dadyow kale oo kooxda dhiigmiratada ah kamid ahi uga soo diga rogtaan koxdaa una soo galan dhanka dawlada.

Sidoo kale waxaa iyana jira dawlado u olalaynaya in xasan lasii dayo loona soo dhofiyo wadankooda si uu magan galyo ugu hello.

Si arinkaa sii daynta loo fuliyo bay dawladda somaliya iyada oo eegaysa maslaxada xasan iyo tanqoyskiisa waxay hordhigtay qodobo aad u hoseya marka loo eego xasan waxa uu dalka ka dhigay dhib oo ah inuu sexeexo labo qodob oo odhanaya kooxda allshabaab waa ka baxay kamana mid ihi iyo uma laabanayo dagaaldanbe noocu doonaba ha ahaade aan somaliya ka abaabulo.

Nasiib daro xasan arinkaa waka biyo diiday iyada oo xitaa madal ay isugu yimaaden reer ka uu ka soo jeda dawlada dadka kaga jira iyo shacaba ay gadhka ku qabteen si loo badbaadiyo inuu labada qodob sexeexo lakiin waxa uu ku adkaystay in uu arinkan ka talo raadsanayo uuna dalbaday looyaro cilmiga maadiga ku takhakhusay iyo culumo diinta u baadha wax ay ka qabto allshabaab ka bixideedu iyo joojinta dhiiga somalida ee la daadinayo.

Halkan ka Daawo Fogaam araga Somalichannal oo arintaa fakar uruurin iyo xogwaraysi ka ka smeeyay

Q.w.sugulle mohamoud
Bodo.Nordland.Norway
Email.Sugullexaajorag1@gmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s