Kooxda Juventus oo ku guuleeysatay Super-Koobaha dalka Talyaaniga, yaa laga qaaday ? (Daawo Muuqaal World Sport News) !!

Kulan aad u adag oo dhex maray kooxaha waa weeyn ee dalka Talyaaniga ee Juventus Vs SS Lazio ayaa waxa uu ka dhacay garoonka Stadio Olimpico oo ku yaala magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga.

Kulankaan oo ahaa Fiinaalka Super Koobaha dalka Talyaaniga, maadaama ay horyaalka Talyaaniga heeysato kooxda Juventus halka kooxda Lazio ay horay ugu soo guuleeysatay koobka dalka Talyaaniga ee (Coppa Itala) .

Fiinaalka koobkaan oo xiddigaha labada kooxood ay si aad ah iskugu guureen waxaa ugu dambeeyntii 4-0 lagu qaarajiyay kooxda SS Lazio ka dib markii Paasas qorsheeysan jihada looga qariyay. Goolasha kooxda Juventus ku badisay waxaa u kala saxiixay laacibiinta kala ah Paul Pogba (daqiiqadii 23-aad), Giorgio Chiellini (daqiiqadii 52-aad), Stephan Lichtsteiner (daqiiqadii 54-aad) iyo weeraryahanka Qaranka Argentina ee dhawaan ku soo biiray Carlos Alberto Tevez (daqiiqadii 57-aad).

Halkan ka Daawo muqaalkii sida shabaqa lazio loo khalkhaliyay

Daawo muqaalka goodsiinti biladaha koobkii oo ay kor uqaadayan kooxdu.

Q.w.sugulle mohamoud
Bodo.Nordland.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s