Maamulka Puntland oo Maanta Xanibaad kusoo rogtay Wakiilada TV-ga Qaranka Soomaaliya ee kusugan Deegaanada Puntland .

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamul Goboleedka Puntlnad ayaa shaqadii si KMG ah waxa ay uga joojisay TV-ga Qaranka Soomaaliyeed Xafiisyadiisa kuyaala Deegaanada Maamulkaasi.

Warsaxaafadeedka Puntland kasoo baxay ayaa u qornaa sida tan.

Wasaaradda warafaafinta Hiddaha iyo dhaqanka Puntland

Ku: Dhammaan howlwadeenada Somali national TV rugahooda.
Og: Wasaaradda amniga Puntland iyo DDR Garowe.
Og: Puntland Radio and TV Garowe.
OG: Madaxtooyada Puntland Garowe.

Ujeeddo Shaqo joojin SNTV

Inta warar la helay laga salgaarayo SNTV waxaa laga joojiyay howgalkisii uu ka howgalayay Puntland muddo 10 maalmood ah oo ka bilaabanaysa 18 August 2013 saacadda 1:00 duhurnimo.

Sidaas daraadeed , howlwadeenada talefisihinka SNTV waxaa la farayaa in ay amarkaasi si buuxda u qaataan.

Wasaaraddu waxay bilowday baaris ku ssaabsan arrimo la xiriira TV-gaas,waxayna go’aankeeda dambe ku qaadan doontaa natiijada barista.

Wasiirka warfaafinta Puntland
Axmed Sheikh Jaamac.

Q.w.sugulle mohamoud
Bodo.Nordland.Norway.

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s