Wasiirka Arimaha Dibada Norway oo Soomaalida ku nool dalkaas Masaajidada ugu galay kana codsoday…..(Daawo muuqalkan+Warbixin).

Wasiirka Arimaha Dibada dalka Norway horayna u ahaan jiray Wasiirka gaashaandhiga dalkaas Mr.Espen Barth Eide ayaa bilaabay in uu Soomaalida ku nool dalaas ugu tago Masaajidada ay ku cibaadeeystaan kaas oo ka faaideeysanaya fursado qaali ah.

Halkaan ka Daawo Wasiirka Arimaha Dibada dalka Norway oo Soomaalida dalkaas ku nool Masaajidada ugu tagay kana qudbeeyay

Dhawaan dalka Norway waxaa ka bilaabmaya doorashooyinka Baarlamaanka dalkaas oo lagu wado inay dhacdo Taariikhdu marka ay tahay 12-ka bisha September ee sanadkaan 2013-ka waxaana doorashooyinkaan ka qeeyb qaadanaya Soomaali fara badan oo Sharciyada waa weyn ku leh dalka Norway.

Wasiirka Arimaha Dibada dalka Norway Mr.Espen Barth Eide iyo siyaasiin kale oo Soomaaliyeed ayaa Soomaalida dalka Noray waxay ugu tageen Masaajidka Toowfiiq ka dibna waxeey ka cod sadeen inay cododkooda siiyaan Xisbiga Shaqaalaha dalkaas.

Waa wasiirkii ugu horeeyay oo jago muhiim ah ka haya dalka Norway waliba Soomaalida ugu tago Masaajidada dhexdooda kaas oo ka codsaday Soomaalida ku nool dalkaas inay codadkooda u hibeeyaan Xisbiga Shaqaalaha dalkaas.

Q.w.sugulle mohamoud
Bodo.nordland norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s