Weliga Ma Daawatay Ama Ma aragtay Burjikooyinka Degmada Ceelbuur lagu sameeyo(Daawo Sawirada)

image

Gobalka Galguduud wuxuu caan ku yahay waxsoo saarka agabyada muhiimka ah ee guryaha lagu isticmaalo gaar ahaan Burjikooyinka wax lagu karsado.

Degmada Ceelbuur waxay bil walba soo saartaa kumanaan Burjikooyin iyo idin ama dab-qaad ah,waxsoo saarka dhagxaanta Burjikada iyo farsamadeeda waxaa ku baxa juhdi iyo dadaal dheeri ah.

Sidoo kale Degmadaan ayaa ah Dagmo Qadiim ah oo Leh Taariikh Aad iyo aad u dheer Waxaana Lagu Yaqaanaa degmadaan Soo Saarka agabyada muhiimka ah ee guryaha.

Bal Daawo Sawirada iyo Nuucyada Kala duwan ee agabyada muhiimka ah ee guryaha Soomaaliyeed ee Soo Saarto Degmada Ceel Buur ee Gobalka Galguduud.
image
image
image
image

Q.w.sugulle mohamoud
Bodo.Nordland.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s