War Deg Deg Ah Dibad baxyo Rabshada wata Rasaas noolna loo adeegsanayo oo hada kasocda Qeybo kamid ah Muqdisho

Waxaa Xiligan Dibad baxyo rabshada wata ay kasocdaan Xaafado kamid ah Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir iyadoona Ciidamada Dowlada ay rasaas nool nool ku kala eryaayaan dadka dibad baxyada dhigaya.

Dibad baxan ayaa ka bilowday Xaafada Warshada Caanaha iyo Sidoo kale Xaafada Damaaayo halkaas ay saakay isugu soo baxeen dadweyne badan oo ka careesan amar kasoo baxay Dowlada Soomaaliya oo ku aadaanaa in dadka dagan Xerada Damaayo iyo Wrashada Caanaha ay isaga guuraan halkaasi.

Dadka dibad baxyada dhigaya ayaa dhagxaan waxa ay ku tuuryeenayeen gawaarida wadada mareesay waxa sidoo kale xireen wadooyinka qaar iyadoona ganacsiga goobaha ay dibad baxyadu kasocdeen la xiray.

Ciidamo katirsan Dowlada ayaa gaaray halka ay kasocdeen Dibad baxyada Rabshada watay waxa ayna bilaabeen in ay rasaas nool nool ku kala eryaan dadka dibad baxayada dhigaya , lamana oga qasaaraha ka dhashay rasaasta ay ridayeen ciidanka dowlada Soomaaliya.

Goob Jooge kusugan halka uu Dibad baxu kasocdo ayaa sheegaya in Dadka Dibad baxyada dhigaya ay banbaanooyin ku weerareen Ciidamo katirsan Dowlada oo halkaasi u tagay in ay dadka kala eryaan.

H.w.sugulle mohqmoud.
Bodø.Nordland.Norway
Sugullexaajorag1@gmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s