Itoobiyaanka iyo Eriteriyaanka oo dhanka Qaxootinimada Soomaalida ka darnaaday & Yurub oo quus ka taagan(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Waxaa xeebaha dalalka Yurub aad ugu sii yaraanaya Soomaalidii ka carari jirtay dagaalada ka socday dalka balse taas badalkeeda waxaa markaan wadankooda dhibaatooyin kala duwan uga hayaamay Qaxooti ka kala yimid Qaarada Africa balse dhalasho ahaan u badan Itoobiya iyo Eritereya

Halkaan ka Daawo Soomaalida oo dhanka Qaxootinimada laga darnaaday & Wadamo dadkooda Nabad ay heestaan oo Qaxootinimo isku dhiibaya

Muqalisiin Marookaan ah ayaa soo baxay oo Qaxootiga Afrikaanka ah Doomaha la buufiyay ama bacda ka sameesan ku geenaya xeebaha dalka Spain waxaana Isbuuc gudihiis 9-Doomood oo Baco ka sameesan soo bad baadiyay ciidamada xeebaha dalka Spain.

In ka badan 250 qof ayaa Doomaha la bad baadiyay saarnaa waxeeyna u badnaayeen Qaxooti u dhashay ama ka soo haajiray dalalka Itoobiya ,Eritereya, Nayjeeriya, Gambia iyo Koongo.

H.w.sugulle mohamoud
X.allbanaadir.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s