Geel Jire reer Miyi ah oo Mareeykanka la geeyay ka dibna bilaabay inuu qariyo Taariikhdiisii Baadiyaha (Daawo Qosolkaan)

Qofka magaalo ha ku koro ama Baadiye ha ka yimaado marba hadii uu aqoon leeyahay waliba uu noqdo qof wax bartay waxaa hubaal ah intaas ka dib inuusan cidna u baahneen maxaa yeelay wuxuu noqonayaa ruux isaga loo baahan yahay aqoontiisa guud.

Halkaan ka Daawo Qosol fara badan iyo Qarxis aan caadi eheen

Mid ka mid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed oo aad u Qosol badan ayaa dad badan ka Qosliyay ka dib markii uu ku Qarxiyay Saaxiibkiis oo uu ku sheegay inay Geel jire isla ahaan jireen balse markii uu Mareeykanka ku arkay saaxiibkiis oo Gaari BMW ah wata waxaa dhacday in si cajiib ah loo inkiray.

“Reer Baadiye lagama faano ee waa lagu faanaa ayaan ku iri saaxiibkeey oo inkiray halkii uu ka yimid kana soo bilaabay awooda uu hada leeyahay, mana wanaagsano in qofku waxa uu yahah ka cararo waxaad gaadhayna lagu faano.

Q.w.sugulle mohamoud
Bodo.Nordland.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s