DAAWOSHO+DHAGEYSASHO:Xaalada Qaahira oo cirka isku shareertay maanta noqotayna xarun dhiig.

Dr Cabdiraxmaan oo isagu ka mid ah dhaqaatiirta Somaliyeed ayaa waxa uu ka warbixiyey xaalada hadda ka jirta magaalada Qaahira.

Waxa uu sheegay Dhaqtarkaasi in ciidamada ay sameynayaan waxyaabo ka baxsan bini’aadanimada isagoo hadalkiisa intaa ku daray in shacab badan ay ku waxyeeloobeen isku dhaca ka socda magaalada Qaahira.

Isagoo la hadlayey Galabta idaacada VOA-da laanteeda Afka Somaliga ayuu sheegay in wali la dareemayo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Mursi oo isku uruursanaya meelo kala duwan sida uu yiri lagana yaabo inay xaaladu sii adkaato.

Halkaan hoose ka daalaco kana dhagayso sida wax u dheceen

DHAGEYSO CODKA DHAQTARKA SOMALIYEED EE QAAHIRA JOOGA

H.w.sugulle mohamoud
Bodo.Nordland.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s