Sawiro+vedio)Ciidka oo maanta si heersare ah looga ciidaya magalada Bodø ee dalka Norway.

image

Waxaa maanta si fuud looga ciiday caalamka guud ahaan meelkasta oo qof islaama ku sugan yahay ayuu maalinta wayneeyay ama ayweeney laysuguna soo baxay masaajido iyi meelo laysugu soo boxo.

Hadaba wadankan norway oo ay ku noolyihiin kumanaan islaam ahi ayaa waxa si guud maanta looga wada tukaday salaadi ciidul fidriga magaaloyinka waayanya si aada looga dareemay maalintan qaaliga ah oo dadka islaamka laga dheehanayo farxada iyo bilicda wanaagsan ee dadku maalinta kula soo banaan baxo.

Maanta waxaa si sidaa la mida looga tukaday saladii ciida laysuguna soo baxay magaalada Bodø ee gobalka Northland ee wadankani Norway dadka magalada iyo nawaaxigeda ku dhaqan oo si aada isugu soo baxay musaajidka wayn ee magalada Bodø center keeda ku yaala ayaa waxaa dadka si guud looga dareemayay farxad aad u saraysa shucuurtoduna aad u saraysay.

Sidoo kale waxaa iyana xusid mudan maanta oo ah maalin wayn farxadna leh qofka ilaahay diinta ku soo hanuuniyay oo soo islaamay waxa uu daremayo dadka intaa tirada leg ii ismarxabaysiinaya isagana si gaara loogu wada hanbalyeeyay loona soo dhaweeyay waxay ahayd wax ku qaaliya maanta abubakar oo ahaa walaal islaama oo ilaahay diinta qalbigiisa ku sugay.

Waxaan idin leeyahay kulucaam wantum bikhayr ciida ciideeda bashbash iyo barwaaqo ilaahay haynagu gaadhsiiyo baan idinleedahay bahda shabakadda wararka Warsugansomaliya.wordpress.com

Halkan vedio ka daawo qaabka loo ciiday Bodø.

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

Q.w.sugulle mohamoud
Bodø.Northland.
Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s