War-fidiyeenada oo eedeyn kala kulmaya wasaarada arimaha dibada Soomaaliya (Maxey tahay eedeyntaasi?)

Wasiirka arimada dibada Soomaaliya oo maanta dalka dib ugo soo laabatay dalka ayaa waxa ay saxaafada kula hadashay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde iyada oo sheegtay in saxaafada Soomaalida qaarkeed ay si qaldan u tarjumeen qodoba kamid ahaa war-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Kanpala ee ay isugu yimaadeen madaxda dalalka ciidamda Soomaaliya ka howl gala xilligaan.Fooziyo Xaaji, Wasiirka arimada dibada Soomaaliya, ayaa waxa ay sheegtay in wariyaasha qaar ay qodobada ka dhigeen kuwa muujinaya in Kenya ay ka cabaneyso dowlada Soomaaliya arintaas oo ay sheegtay in ay tahay mid been abuur ah.Eedeynta wasaarada arimaha dibada ayaa waxa ay imaaneysaa iyada oo dhawaan lasoo geba gebeeyay Kanpala kulan ay yeesheen madaxda dalalka Soomaaliya, Searalyoon, Kenya, Ethiopia, Burundi, Uganda iyo Djabouti kaas oo ay kasoo bexeen qodoba cajiib ah.Si kastaba, waxaa mararka qaar dhacda in wariyaashu ay si qalad ah u baahiyaan war-murtiyeedya kasoo baxa kulan madaxeedyada ka kadhaca dunida dacaladeeda.

Q.w.Sugulle mohamoud
Noryhland.Bodø
Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s