Video: C/ Gaas” oo Caadifad Muujiyey, Kuna Biiray Boos Ka Tuurida FAROOLE

Aug 7, 2013 – 3 JawaaboodRaysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Ayaa shir Jaraaid oo Qabtay wuxuu Kaga Hadlay Xaalada Deeganada Maamulka Puntland iyo Hamigiisa Siyaasadeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu Sheegay inuu Haatan Safka Hore Kaga Jiro Musharixiinta Maamulka Puntland ee Ku Howlan Sidii Booska Loo Dhaafin Lahaa C/raxmaan Faroole.Mr gaas ayaa Horay Dhamaan Bulshada Soomaalidu Ugu Eedaysay Inuu Ahaa Nin Ujan Jeedha Dhanka Qabiilka, Walow Maanta uu galka Seefta kala Baxay.

Q.w.Sugulle Mohamoud
Northland Bodø
Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s