CiidMubaarik. Kulicaam wa antum bikhayr. Sanadka sanadkiisa bashbash iyo barwaaqo alle haynagu gaadhsiiyo.

image

Hadaanu nahay bahda warsugansomaliya.wordpress.com waxaanu idin leenahay ciid mubaarig dhamaan umada islaamka iyo somalida gaar ahaan ciidan ciideda ilaahay bashbash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo.

Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu bishii barakaysnayd ee rabadan camaladeeni saalaxa ahaa inaga abaal mariyo inakana aqbalo soonki iyo acmaashiba ..aamin ..aaamin..aamin.

Waxaan mar labad idin leenahay ciid buraarik anagoo isku duuban bahda warsugansomaliya.wordpress.com uuna hormuud u yahay editor and maneger of the web SUGULLE MOHAMOUD iyo asxaabtisa maxamud xaashi iyo axmed farax .

Q.w.sugulle mohamoud
Northland.Bodø
Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s