In ka badan 19 Safaaradaha Mareeykanka ah ee ku yaal Caalamka oo Albaabada la iskugu dhuftay (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Waxaa sii badanaya xiritaanka Safaaradaha dalka Mareeykanka uu ku leeyahay wadamada Carabta, Waqooyiga Africa iyo wadamo kale oo Asia ah ka dib markii la helay cadeeymo muujinayo in ay ku soo wajahan yihiin Safaaradahaan duqeeymo iyo Qaraxyo culus.

Halkaan ka Daawo Mareeykanka oo cabsi darteed u xiray Safaarado ka badan 19-Safaarad kuna yaala wadamo Muslim ah

Sirdoonka Mareeykanka ee aqbaaraadkaan helay marka laga soo tago waxaa jira Laanta Booliiska Aduunka ee INTERPOOL oo iyana heshay cadeeymo muujinaya in Qaraxyo la la damac sanyahay inta ka horeeysa 10-ka bisha Agoosto Saafaaradaha dalka Mareeykanka iyo Safaaradaha wadamada kala ah Ingiriiska, Faransiiska iyo Jarmalka.

Cabsida ugu weeyn ayaa dhalatay ka dib markii ay Xabsiyada ka soo baxsadeen ebid ragii ugu badnaa oo Al Qaacida ka tirsan kuwaas oo si xoog ah looga soo furtay Xabsiyo ku kala yaal dalalka Liibiya, Ciraaq iyo Pakistaan

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s