Daawo Sawir Gacmeed laga sameeyaay heshiis kharash badan lagu helayo oo ay galeen Tarzan iyo gudoomiyaha Maxkamada Sare

Sawir Gacmeed uu sameeyay farshaxaniintaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa waxaa lagu muujiyay heshiis cajiib ah oo ay galeen gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur Tarzan, iyo gudoomiyaha maxkamada Sare ee Soomaaliyeed Ceydiid Ilaka Xanaf.

Waxaa lagu muujisay sawirka Ilka Xanaf oo lacago fara badan oo doolar ah siiyay Tarzan una sheegaya in cadaaladu ay la jirto ruuxii lacag heesta maalin kastana ay wax u xukumi doonaan qofkii lacag siiya.

Waxaa sidoo kale kamuuqda Sawirka gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo si aad ah ugu farxay lacagta tirade badan kuna dhiiri gelinaya Ilka Xanaf in uu sii wado dadaalada qarashka badan lagu guranayo.

 

Q/W. Mohamud ismail hashi

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s